Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta Safaaradda...

Wasiirka Hawlaha guud oo soo xiray kulan ku saabsan qiimaynta Mashruuca Nagaad oo Nairobi...

0
Nairobi: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir looga hadlaayay dib-u-eegista waxqabadka...

Wasiirka Cadaaladda oo furay kulanka Xeerarka Cadaaladda iyo Garsoorka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta furay kulanka wadatashiga ee labada xeer ee Hindise Sharciyeedka Xeerka...

Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis horumarineed

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka ayaa Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi horumarineed oo ka badan €75 milyan oo Euro. Heshiiska waxaa u...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktas. Kulanka ayaa diiradda lagu...

Guddiga Miisaaniyadda ee Golaha Shacabka oo la kulmay Bankiyada iyo xawaaladaha gaarka loo leeyahay

0
Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Golaha Shacabka ayaa xafiiskiisa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan...

Wasaaradda Shaqada oo dhalinyarada u tabaraysa xirfadaha kor u qaadaya shaqo helista

0
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furtay qeybta koowaad...

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka oo Jarmalka kaga qayb galaya shirka Cimilada iyo Amniga 2025

0
Berlin- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo magaalada Berlin kaga qayb-galaya shirka Cimilada iyo Amniga 2025 ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo furay munaasabad lagu soo bandhigay dardargelinta Mashruuca Saabuun ee Jowhar...

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay munaasabad lagu soo bandhigay dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme (JOSP) oo...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo furay tababar ku saabsan Habka Diyaarinta Miisaaniyadda ee Wasaaradda

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay tababar ku saabsan...