Khawaarijta oo lagu jabiyay dagaal ka dhacay deegaannada Hirshabeelle
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha difaaca deegaanka ee Hiiraan ayaa ku jabiyay maleeshiyaadka Khawaarijta ah, weeraro ay kusoo qaadeen deegaano dhaca xadka labada gobal.
Geesiyaasha...
Maxkamadda gobolka Baay oo dil toogasho ah ku fulisay Nin horay dil uga geystay...
Maxkamadda gobolka Baay ayaa maanta fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Axmed Cabdullaahi Maxamuud, kaasi oo shalay magaalada Baydhabo ku dilay Abshir...
Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay wafdi uu hoggaaminayay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Daccò Coppi iyo wafdi uu hoggaaminayay oo...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad oo uu wehliyo Duqa Muqdisho ayaa Dhagax-dhigay dhismaha waddada...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo uu wehliyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho,...
Dowladda oo war kasoo saartay Qarax saakay ka dhacay xero Damaayo degmada Hodan
WARSAXAAFADEED
Mogadishu(SONNA);’Saakay abaare 09:20am waxaa afaafka hore ee xerada Ciidanka ee Damaayo ka dhacay qarax uu fuliyay qof nafti halige ah,, Ciidanka waxa ay ka...
Maxkamadda gobolka Baay oo xukun dil Toogasha ah ku riday Nin horay dil u...
Maxkamada gobolka Baay ayaa u fariisatay dhageysiga dacwadda kiis dil ah oo loo heysto Axmed Cabdullaahi Maxamuud oo Baydhabo ku diley marxuum Abshir Xasan...
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay Shirka Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir oo Guddoominaya Kulan Sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka...
Shir ku saabsan Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga oo ka dhacay Muqdisho
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir ayaa guddoomiyay kulan sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka...
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐢𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐏𝐀𝐈𝐒-𝐅𝐔𝐒 – 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚
ku simaha Wasiirka ahna Wasiir dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa wasaarada ku qaabishay wafdi uu hogaaminayay Safiirka...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Ciraaq
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kadib...










