Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan Shabeellada dhexe
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta ka saaray Khawaarijta degmada Masaajid Cali Guduud iyo deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga...
Ra’aysul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka oo qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Labaad Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa booqasho ku tagay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, si uu...
Guddiga qabanqaabada xuska maalmaha xorriyadda oo maanta kulmay
Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ahna Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS, Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii hore ee dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo sii wada kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu horay uga furay magaalada Muqdisho, ayaa maanta...
Maxaa kasoo baxay sahankii lagu sameeyay xirmooyinka shidaalka Soomaaliya?
Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Eng. Cabdiqaadir Aadan Maxamuud ayaa sheegay in bisha July ay ku dhowaaqi doonaan natiijada dhabta ah ee la xiriira xogaha...
Danjire Dr Hodon oo khudbad ka jeedisay machadka daraasaadka Afrika ee Shiinaha
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeedisay Machadka Daraasaadka Afrika iyo Shiinaha, taasoo qayb ka ahayd...
Kulan ku saabsan Horumarinta Duulista Rayidka oo Muqdisho lagu qabtay
Wasiir dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya xildhibaan Cabdikariim Cabdow Xaydar ayaa maanta shir- gudoomiyey kulan looga hadlayey hanaanka hortabinta shaqada...
Wasiirka gaashaandhigga oo qaabilay danjiraha Shiinaha
Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabiga Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, oo...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay warbixin sanadeedka 2024 ee horumarka maaliyadeed
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay warbixin sanadeedka 2024, ee horumarka maaliyadeed ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka,...
NISA oo howlgal ku dishay 13 khawaarij ah
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ay xalay ka fuliyeen Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax...










