Wararka Gudaha

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Addis Ababa, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, iyagoo kulanka diiradda...

Dowladda oo boogaadisay guulaha ciidanka qaranka ay ka gaareen dagaalkii ka dhacay duleedka Ceel-dheer

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala ayaa maanta ka hadlay guulaha ciidanka qaranka ay ka...

Ciidanka Qaranka oo burburiyay maleeshiyaad damacsanaa in ay weeraraan Ceel-dheer

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa subaxnimadii maanta ka hortagay weerar ay kooxda argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceel-Dheer ee...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ruushka kaga qeybgalay shir la xiriiray dhaqanka iyo diblomaasiyadda

0
Wasiirka Warfaafinta,  Dhaqanka Iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley Meertada 11-aad ee Madasha...

Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ku baaqay in tallaabo laga qaado Isra’el

0
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ay xilligaan taladiisa hayaan MadaxdaTurkiga ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay tallaabooyin adag ka qaaddo Israa’iil...

Bandhig ku saabsan hal abuurka dhallinyarada oo lagu qabtay Muqdisho

0
Maamulka Wasaaradda Beeraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigaayey hal abuurka dhallinyarada  ee dhinaca wax soo saarka Beeraha. Munaasabaddaan oo lagu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay safiirka Shiinaha

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa looga...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo dowladda Ingiriiska kala wareegay gaadiid iyo qalab casri ah

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo xarigga ka jaray Xarunta taliska Ciidanka Haramcad

0
waxa maanta Magaalada Muqdisho  lagu qabtay munaasabadda xarig-jarka xarunta Taliska Ciidanka Haramcad, kaddib markii dib-u-dayactir ballaaran lagu sameeyay xarunta. Xafladda ayaa waxaa ka qayb galay...

XFS 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐮 𝐜𝐚𝐦𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 ay 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐥 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐝alka 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israa’iil u gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada...