Wararka Gudaha

Soomaaliya iyo Indonesia oo Kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah

0
Jakarta:-  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Jakarta dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha...

Golaha wasiirada XFS oo shiray

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka, masuuliyadda iyo xilkasnimada ay muujiyeen, si looga hortago khasaaraha gaari lahaa shacabka degmada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska Diiwaangeliyay Xudur

0
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Xudur ee gobolka Bakool ka daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS oo ay wehliyaan Xubno...

Shirweynaha Dhismaha iyo Ansixinta Dasruurka D.Gobolleedka Waqooyi Bari oo la soo gabagabeeyay

0
Waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool lagu soo gaba-gabeeyay shirweynaha dhismaha iyo ansixinta Dastuurka Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo muddooyinkii dambe ka...

Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wasiirka gaashaandhigga dalka

0
Jabuuti: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Jabuuti, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo gaaray heshiis lagu kordhinayo ciidamada dalkas oo Soomaaliya jooga

0
Jabuti: Saxiixa Heshiiska Xaaladda Ciidamada (SoFA) ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Iyadoo la xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah ee walaalnimo ee...

Guddoomiyaha golaha Shacabka BJFS oo gaaray Xudur

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira wasiiro Iyo xildhibaano...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan...

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo safar shaqo ku jooga Shiinaha

0
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan dalka Shiinaha, ayaa maanta ka qayb galay tababar Aqoon is-weydaarsi ah oo uga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xalay booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi, oo...