Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa Khamiistii walaac xooggan ka muujisay wax ka beddelka sharci ee loo gudbiyay baarlamaanka Giriigga, kaas oo...
Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibtay Ciidanka Xoogga
Mohamed Xuseen Maxamed, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta, ayaa si rasmi ah isku soo dhiibay ciidamada Guutada 23-aad, gaar ahaan Ururka 231-aad...
Guddiga Farsamada ee dhameeystirka SSC-Khaatumo oo kulan la yeeshay Hoggaamiye Ku-xigeenka SSC-Khaatumo
Laascaanood:-Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhameeystirka geedi-socodka SSC-Khaatumo, ayaa kulan talo-aruurin ah la yeeshay Hoggaamiye Ku-xigeenka SSC-Khaatumo Mudane Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine).
Kulankan ayaa...
Wasaaradda Waxbarashada oo bogaadisay ansaxinta xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay si weyn u bogaadinaysaa ansaxinta Golaha Wasiirada ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ansaxiyay Xubnaha Guddiga Tacliinta Sare...
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku aaddan hantidhowrka
Ankara- Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale iyo dhiggiisa Maxkamadda Xisaabta ee Jamhuuriyadda Turkiga (TCA), ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis is-afgarad...
Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyey xubnaha guddiga tacliinta sare ee Qaranka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka oo lagu soo xulay...
Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga dhijitaalka ah
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Boqortooyada...
Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ku guuleysatay Abaalmarinta hoggaaminta saameynta bulshada ee Afrika
London- Hay’adda samafalka Hormuud Salaam Foundation ayaa ku guuleysatay Abaalmarinta Hoggaaminta Saameynta Bulshada ee Afrika, oo lagu guddoonsiiyay shirka ALM Africa Summit oo sanadkii...
Wasiirka Shaqada XFS oo kulan la qaatay dhiggiiga dalka Itoobiya
Addis Ababa- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Sportiga XFS oo dalka Urdun ugu qaybgalay shirka dhallinyarada Carbeed
Urdun-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Cammaan ee xarunta dalka Jordan si uu...










