Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha Hoose ku dilay maleeshiyaad khawaarij ah
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka si geesinimo leh u fashiliyey weerar naf la caari ah oo ay Khawaarijtu kusoo qaadeen deegaanno ka tirsan...
Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
Ra’iisul wasaaraha Dalka Kanada Mark Carney ayaa sheegay in diidmada Israa’iil ee gargaarka bini’aadanimada Gaza ay tahay xadgudub kahor imaanaya sharciga caalamiga ah.
Hadalada Carney...
Qatar Charity oo sheegtay in ay sii wadeyso kaalmada la siiyo barakacayaasha Soomaaliya
Hay’adda kaalmada Qatar Charity (QC) oo gacan ka helaya dadka dalkaasi ayaa deeq raashin ah u qeybisay boqolaal qoys oo barakacayaal ah oo ku...
Switzerland oo shaacisay in ay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay’adda Socdaalka
Dowladda Switzerland ayaa shaacisay inay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, iyadoo wafdi ka socda Soomaaliya ay iminka ku suganyihiin...
Wasiiradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiis kala saxeexday
Istanbul:-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Türkiga, Mudane Yaşar Güler, ayaa maanta magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiiska wax-ka-beddelka...
Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Diignaha hore, iyo Xalka.
Horudhac.
Isbeddelka cimilada waa caqabad dhab ah oo si toos ah u taabanaysa Soomaaliya. Waa dal wali kasoo...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay horumarinta iyo qalabeynta ciidanka badda
Ankara- Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS, Jeneraal Cabduwahaab Cumar oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis dhanka socdaalka ah oo ay horay u gaareen Soomaaliya...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia, oo ku saabsan...
In ka badan toban khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Hirshabeelle iyo...
Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ayaa xiligaan ka socda deegaanka Ceelgorof ee gobolka Galgaduud, halkaas oo lagu beegsaday dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta...
Wasiirka Caddaaladda XFS iyo Majmaca Culimada oo ka wada hadlay la dagaallanka afkaaraha xagjirka...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Yuusuf Cali Caynte.
Kulanka ayaa si...










