Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo safar shaqo ku jooga Shiinaha
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan dalka Shiinaha, ayaa maanta ka qayb galay tababar Aqoon is-weydaarsi ah oo uga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xalay booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi, oo...
Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
Muqdisho, Soomaaliya – Eray bixinta lagu cabbiro xasaradaha Geeska Afrika ayaa is beddeleysa. Muddo tobannaan sano ah, waxaa lagu sifeeyay siyaasad iyo colaado.
Maanta, waxaa...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda IOM
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdille, ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hay’adda...
Bangiga dhexe oo xoojinaya shuruudaha Akoon furashada
Bangiga dhexe ee Soomaaliya isaga oo la kaashanaya hay’adda diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA) iyo ururka Bangiyada Soomaaliyeed wuxuu dadweynaha ku wargelinayaa in la...
Agaasimaha hay’adda socdaalka oo la kulmay madaxweynaha Booliska federaalka Jarmalka
Berlin : Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa booqasho shaqo ku tagay dalka...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo ka qaybgalay saxiixa heshiis ay gaareen Hormuud iyo...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Jibriil Cabdirashiid Cabdi ayaa kaga qeybgalay munaasabadda saxiixa iskaashi dhexmaraya hay’adda Save the...
Wasiir Alcadaala oo qaabilay lataliye sare oo ka socda safaaradda Mareykanka
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha Wasiirka, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...
Wasiirka maaliyadda oo kulan la yeeshay madaxda ururka Bangiyada dalka
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi imaan Cige ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxa uu kulan muhiim ah kula yeeshay Masuuliyiinta Ururka Bangiyada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya
𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 29 𝑱𝒖𝒍𝒚 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...










