Wasiirka Gaashaandhiga ee XJFS Mudane Axmed M. Fiqi oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda...
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,...
Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo kala Saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan Iskaashiga Maareynta Arrimaha Socdaalka...
Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soo jeedinta Guddiyada Dastuurka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa Maanta si Rasmi ah u furmay Kulanka 17-aad ee Wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay Xildhibaannadu kaga doodayaan...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si Rasmi ah u furay Kulanka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya oo gaaray Dalka Tanzania
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo...
Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo Shiraacday Dalka Turkiye.
Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo Howlgal sShidaal qodis ah ka sameyn...
Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Ilyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Magaalada Nayroobi
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay Munaasabad Mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Ilyaas Barre Shiil, kaddib markii uu dhawaan...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Saakay ku Fulisay Dil Toogasho laba Dhagar Qabe oo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa Saakay dil toogasho ah ku fulisay Laba Dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.
Dhagarqabeyaasha Dilka lagu fuliyay...
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay afar dhaqar-qabe
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo gubay gaari ay wateen...
Wasiirka Batroolka XFS” Maanta waa maalin taariikhi ah oo aan gaarnay xilliga aan la...
Wasiirka Battoolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maalin weyn oo taariikhi ah ku tilmaamay in Dalka Turkiga laga soo amba-bixiyo Markabka Cagri...










