Cabdirisaaq Maxamed Cali oo u tartamaya duqa magaalada Hopkins ee gobolka Minnesota
Cabdirisaaq Maxamed Cali oo u tartamaya duqa magaalada Hopkins ee gobolka Minnesota
Iyadoo uu socdo ololaha ku aadan dhismaha hoggaanka maamul ee magaalada Hopkins oo...
Ciidanka Xoogga oo dilay in ka badan 100 khawaarij ah sidoo kale na gacanta...
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa galabta si buuxda gacanta ugu...
Soomaaliya iyo Yemen oo iska kaashanaya la dagaalanka hubka Sharci darrada ah
Yemen:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Cabdixakiin Maxamed Axmed, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka dalka Yemen Mudane Caydruus Qaasim Al...
Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Kulanka 9aad ee Guddiga Farsamo iyo Wasiirrada ee COMESA
Lusaka:- Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Beeraha Iyo
Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed oo hoggaamiya wafdiga ka socday Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Kulanka...
‘Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) waa Hey’adda ugu muhiimsan ee dowladda Soomaaliya u xilsaaran taabagelinta iyo ilaalinta nidaamka aqoonsiga Qaran ee dhammaystiran. Hey’adda...
Wasiirka Caafimadka XFS “Dowladda waxaa ka go’an tayeynta cisbitaalada iyo hirgalinta kuwo cusub”
Wasiirka Caafimadka XFS Dr. Cali Xaaj oo ka qeybgalay kulanka todobaadka waraahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal u gashay dayactirka 8...
Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
Ku xigeenka Ergayga Ruushka ee Qaramada Midoobay Dmitry Polyanskiy ayaa cambaareeyay qorshaha Golaha wasiirada Israa’iil ay ku saxiixeen in ay qabsadaan guud ahaan deegaanada...
Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal la beegsaday khawaarijta ka fuliyay Sh/Hoose
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday...
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo la dardaarmay saraakiil deeq waxbatasho ka helay Shiinaha
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa ka qeybgalay Xaflad ka dhacday Muqdisho oo loo osameeyay 31 sarkaal oo deeq waxbarasho ka...
Xafiiska xeer ilaalinta iyo Laamaha Amniga oo qabtay 189 kartoon oo lagu soo qariyey...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Laamaha Amniga oo Garoonka Aadan Cadde ku qabtay 189 Kartoon oo lagu soo qariyay Daroogo noocyo...










