Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanada Murcudka, Wadaariq,Faarax Aadan,Bacadka iyo deegaano kale oo hoos taga magaalada Xarardheere ee gobolka...
Danjire Hodan Cusmaan oo daahfurtay kulan aqoon-kororsi ah oo loo qabtay shaqaalaha madaxtooyada
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Drs. Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta daahfurtay kulan aqoon-isweydaarsi ah oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin sare oo ka socday...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabad-sugid ah ka fuliyay Sh/Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 19-aad ee Kumaandoosta Gorgor, ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu xaqiijinayo amniga, isla markaana lagaga hortagayo dhagarta Khawaarijta,...
Madasha Somali Leadership Awards oo abaalmarisay Hey’adda SODMA
Madasha Somali Leadership Awards ayaa sanadkaan abaalmarinta hoggaamiyaha ugu wanaagsan ee adeegga bulshada guddoonsiisay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo...
Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
Guddoomiyaha gobolka Florida Ron DeSantis ayaa ku dhawaaqay Khamiista in xarun labaad oo lagu hayo dadka muhaajiriinta ah laga dhisi doono gobolkaasi, sida laga...
Sheekh Abuukar“dhawaan waxaan cadowga ka saari doonna deegaanno badan
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ku jiraan diyaargarow iyo...
Tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo lagu soo xiray Dhuusamareeb
Dhuusamareeb:-Waxaa maanta lagu soo xiray magaalada Dhuusamareeb tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka Soomaaliya, kaas oo socday muddo laba maalmood ah ujeedkiisu ahaa in...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha Heer Federaal iyo Xafiiska...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha Heer Federaal iyo Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud ee Qaranka, kaasi...
Laamaha Amniga Muqdisho oo soo saaray warsaxaafadeed
Ciidamada Amniga ee Caasimadda Muqdisho ayaa saaka aroortii hore howlgal isugu jira xaqiijinta amniga iyo la-dagaallanka hubka sharci-darrada ah ka fulinayay xaafadda Tarabuunka ee...
Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa kaas oo lagu ansixiyey hindise sharciyeed la xiriiray dhanka macdanta iyo qodob...










