Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta XFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayado Bilad sharaftaasina...
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐จ๐จ ๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐๐ซ๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฑ-๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xukuumadda DanQaran ku bogaadiyey guulaha iyo wax-qabadka muuqda ee ay xaqiijiyeen sanadkii la soo dhaafay,...
Shirka istiraatijiyadda Qaran ee Hayโadda SoDMA oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka qaran oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istiraatijiyadda qaran ee hagi doonta geedi socodka...
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Gedo
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Mudane Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir).
Kulanka ayaa looga wada hadlay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaran oo goโaan cusub soo saaray
Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS), Maanta oo ay Taairiikhdu tahay 23/08/2025, Kullan ay yeesheen Xubnaha Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS),...
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku qabtay waxyaabaha maanka dooriya
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa mar kale garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku qabtay daroogo ka kooban 48 jawaan oo la doonayey...
Raโiisulwasaaraha XFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleed waqooyi Bari
Raโiisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan, oo maanta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleedka Waqooyi Bari
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari...
Ciidanka Xoogga oo fashiliyey Miinoyin khawaarijtu rabeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka deegaanka Janaale
Geesiyaasha Qaranka, gaar agaan Guutada 14-ka October ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku fashiliyay, Miino ay Khawaarijta u diyaariyeen...
Dr: Aadan Cabdillaahi Aw Xasan oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Wakiillada D/G Waqooyi Bari
Laascaanood(Wargeyska):Dr. Aadan Cabdullahi Aw-Xasan ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, wuxuuna ku soo baxay 53-cod, halka musharaxii kale ee...










