Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka
Dhuusamareeb (Wargeyska Dalka) – Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib...
Duqa Muqdisho oo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam ee Gobolka Banaadir
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Mire Salaad Dhuxulow u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam ee...
New District Commissioner Appointed in Mogadishu
Mogadishu, (DalkaJournal) – The Governor of Banaadir and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), has appointed Mr. Mire Salad Dhuxulow as the...
Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar
Jowhar (Wargeyska Dalka) –Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo ay hoggaamineyso Wasaaradda...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha oo kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda oo uu...
Muqdisho (Wargeyska Dalka) – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ashkir, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Galgaduud
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kaashanaya Ciidamada Deegaanka ayaa habeennimadii xalay weerar ku qaaday fariisimo maleeshiyaadka khawaarijtu ay ku lahaayeen dhulka howdka ah...
Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku fulisay xubno katirsanaa khawarijta
Anas C/qaadir Cali Maxamuud “Salmaan” iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow oo ka tirsanaa Khawaarijta, gaar ahaan qeybta Qaraxyada iyo Dilalka gaadmada ah, ayaa maanta...
Guddiga Gurmadka Abaaraha gobolka Awdal oo deeq lacag ah la wareegay
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran ee (SoDMA),Md Maxamuud Macallin, ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarunta SoDMA, lacag dhan $700,000 ku wareejiyay Gudiga Gurmadka abaaraha Gobolka taas oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen ee ku nool gobolka Awdal, Munaasabaddaas waxaa ku weheliyay wasiir iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soojeeda Deanna’s ay abaartu sida ba’an u sameysay.
Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa cadre yay in lacagtaaslagu wareejiyay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee gobolkaAwdal si ay u gaarsiiyaan dadka u baahan gurmadka degdeg ah, asagoo hadalkiisa raaciyay in lacagtaasi aysan ku filneen reerawdal loona baahanyahay in dadaalka gurmadka lasii labajibaaro.
Dhankooda wasiiradii iyo xildhibanadii goobtaasi ka hadlay oo kale ahaa:
1. Wasiirka Howlaha Guud JFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur
2. Wasiiru dowlaha Amniga JFS Maxamed Cali Xagaa
3. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dr Maxamed XasanMaxamed Bulaale
4. Wasiir ku xigeenka Betroolka Cabdiwahaab (Cananuug)
5. Xildhibaanad Caasho (koos)
Dhammaan waxay soo shorten deeqdaasi lacageed,waxay si gaar ah mahadcelin ugu jeediyeen Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, iyo golahaWasiirada ayagoo sheegay iney garab istaageen reer Awdalxiligii ugu adkeed, sidoo kale wasiirrada waxay mahadcelin u jeediyeen maamulka Gobolka Banaadir si gaar ah gudoomiyahaGobolka Banaadir Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
Munaasabadaan ayaa timid ka dib markii dhawaan Golahawasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay dadka reer awdal uguyabooheen lacag dhan $500,000 sidoo kale Maamulka GobolkaBanaadir ayaa dhankooda ku deeqay lacag dhan $200,000
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMAayaa wada Dadaalo xoog leh oo lagu garab istaagayo dadkaabaaraha ay saameeyeen ee ku nool Gobolka Awday, ayadooHey’addu ay qabato shirar iyo Kulamo Gaar gaar ah tasoo lalayeesho qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka...
Wasiirka Haweenka XFS oo la Kulantay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Norway
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka JFS Marwo Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan kula yeelatay magaalada Oslo ee Dalka Norway Wasiirka Hormarinta...
Caa’isha Aadan Ugaas oo gashay kaalinta 1-aad ee imtixaanka Qaran Sannad Dugsiyeedka 2024/2025
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow shadowy natiijada imtixaanka Qaran sannad Dugsiyeedka 2024/2025-ka ayaa sheegtay in Caaisha Aadan Ugaas Xirsi ay gashay kaalinta...










