Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya nidaaminta garaadka macmalka ah
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh oo ka qeyb-galaya Madasha Caalamiga ah ee hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-25) ee lagu qabtay...
Haweenka Beeraleyda Soomaaliyeed oo sheegay in ay caqabad ku hayaan dalagyada dibedda laga keeno
Haweenka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay caqabad ku hayaan ganacsatada dalka dibeddiisa ka keena dalagyada daruuriga u ah bulshada, kuwaas oo ka taya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay taliyaha cusub ee AFRICOM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qaabilay Taliyaha cusub ee Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), Jeneraal Dagvin R.M. Anderson, oo...
Wasiirka ganacsiga oo gaaray Aljeeriya
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha XFS mudane Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa gaaray dalka Aljeeriya.
Wafdigaan waxaa si diiran ugu dhaweeyay Caasimada...
Wasiirka Dekedaha oo ka qaybgalay shirka sancada gaadiidka Badda oo ka furmay Sucuudiga
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha Meertada Labaad ee Sancada Gaadiidka Badda, kaas oo...
Maareeyaha hay’adda isgaarsiinta Qaranka oo shir caalami ah uga qaybgalay Sucuudiga
Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud, Mudane Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah ee...
Horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta oo Hiiraan lagu dilay
Hawlgal si gaar ah loo qorsheeyay, oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa ka dhacay deegaanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha EU iyo Nederlands
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Midowga Yurub...
Soomaaliya oo Safiir cusub u magacowday Suuriya
Dimishiq-(Wargeyska Dalka)-Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Dimishiq danjire, Abiib Muusa Faarax ayaa warqadahiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta, dalka...
Soomaaliya 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐞𝐫𝐛𝐢𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 h𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 i𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢 c𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 ah
Belgrade-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadam, oo kamid ah wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku...










