R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku soo laabtay dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka dalka ku soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku tagay Dalalka...
Danjiraha Soomaaliya oo ka qayb galay kulanka Ururka Jaamacadda Carabta ee Masar
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee Dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Cali Cabdi Awaare ayaa ka qayb galay kulanka meertada 164-aad...
R/Wasaaraha XFS oo soo dhameystay safar shaqo oo uu ku tagay Dalka Serbia
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa soo gabagabeeyay kulammo muhiim ah oo muddo 3 cisho...
Taliyaha Ciidanka (AFRICOM) “Soomaaliya waa meel istiraatiiji ah, waxaana ka jira fursado waaweyn
Taliyaha cusub ee Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) General Dagvin R.M. Anderson oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay siyaasadda iyo dadaalka...
Kulanka Iskaashiga Deeq-bixiyeyaasha ee Dib-u-habaynta Nidaamka Garsoorka Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, Mudane Xasan macallin Maxamuud, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qaybgalay kulan heerkiisu sarreeyo oo...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Gaalkacyo ku qabtay tababarka Shaqaalaha Diiwaangelinta
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar uga furay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Gaalkacyo.
Tababarkan oo...
SODMA oo qabatay Wajiga Afraad ee Mashruuca Sugnaanta Cunnada
Waxaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) laga daahfuray Wajiga Afaraad ee Mashruuca Sugnaanta Cunnada, kaas oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed...
Wasiirka Arrimaha guddaha XFS oo Muqdisho ku soo laabtay
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Hon Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal guuleystay ka fuliyay Shabeellada hoose
Howlgal lagu bartilmaameedsaday xubno Khawaarij ah ayaa ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka October waxay ka sameeyeen tuulooyinka kala ah Malable, Siigaale iyo Buulo-Arundi oo...
Wasiirka Dekedaha XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Baxreyn
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaarsiinta ee Boqortooyada Baxreyn, Mudane...










