Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ka qeyb galay Bandhigga Ganacsi ee Afrika
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan (Geesod) iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalay furitaanka Carwada Ganacsiga Gudaha Afrika (Intra-African Trade...
Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo adkaynta Sharciga Ciidanka.
Shirka waxaa...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarunta dambi baarista
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey Xarunta Hogaanka Baarista Dambiyada CID.
Goobaha uu sida gaarka ah...
NISA oo hawlgal ku dishay in ka badan 12 khawaarij ah
Galgaduud(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne, oo u...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomey Danjiraha cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya Soomaaliya...
Cumar Cabdulqaadir oo ka mid noqday garsooreyaasha koobka aduunka ee FIFA
Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa taariikhda ku galay garsoorihii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo loo doorto tartanka koobka adduunka ee FIFA.
Waxa uu ka mid...
Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo Shir uga qayb galay Dublin
Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, Mudane Maxamed Caddow, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 16-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Kormeerka Caafimaadka (IAMRA)...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo qado sharaf u sameeyey wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga...
Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan...
Wasiir dowlaha wasaaradda tamarta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shir uga qayb galay Accra
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax oo uu wehlinayo Agaasimaha Waaxda Tamarta Eng. Cabdifitaax Abshir Ibraahim, ayaa...
Wasiirka Dekedaha XFS oo la kulmay Madax ka socotay Gaadiidka Badda ee Sacuudiga
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Adeegyada Saadka...










