Bakool:dad xoolo dhaqato ah oo ku waxyeeloobay qarax miino l
Wararka ka imaanaya degmada Xudur ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay soo gaareen dad xoolo dhaqato ah oo manta marayey inta u dhaxeysa...
Xuska maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka Oof-wareenka
Dalalka dunida ayaa manta u dabbaaldegaya xuska munaasabadda 12-ka Nofembar oo ah maalinta wacyigelinta cudurka ku dhaca sanbabaha ee loo yaqanno Oof-wareenka
Cudurka Oof-wareenka waa...
Maamulka Maxkamadda Sare ee dalka oo la kulmay madaxda Garsoorka Ruwanda
Godoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo Ku sugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo...
Ciidamada Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka fuliyay deegaanno dhowr ah.
Ciidamo ku midoobay la dagaalanka Al-Shabaab oo ka socda Gobolka Hiiraan ayaa howlgal ka dhan ah kooxdaasi ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo hoostaga...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa oo safar shaqo ku joogo Turkey ayaa...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa JFS Abuukaate Mohamed Hussein Haamud oo safar shaqo ku joogo Turkey ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee...
Ra’iisulwasaare Rooble oo booqday xarumo ku yaalla degmada Balcad
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga degmada Balcad ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo qeybo ka mid ah magaalada...
Ciidanka XDS oo howl-gallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Jubbada hoose
-Ciidanka XDS iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is kaashanaya ayaa howl-gallo qorsheysan ka fuliyay manta degaannada Labi_kuus, Qudus, Yaaq dabeeyl iyo Dharkeeyn oo hoos-taga...
Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar-weyne oo manta xilka la wareegay
Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay kusimihii Guddoomiyaha...
Duqa Muqdisho oo kormeeray xarumo ka tirsan Aqalka dowladda hoose oo uu ka socdo...
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer ku sameeyay dib-u-dhis ka socda xafiisyada Xarunta Aqalka...
Digniin loo diray dadka ku howlan boobka dhulalka danta guud ee ka socda degmada...
Gar-yaqaanka guud ee Qaranka ayaa ka digay boobka lagu hayo dhulalka danta guud ee ka socda degmada Afgooye, taasi oo la sheegay inay ku...










