Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay safiirka Shiinaha
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu.
Kulanka ayaa looga...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo dowladda Ingiriiska kala wareegay gaadiid iyo qalab casri ah
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo xarigga ka jaray Xarunta taliska Ciidanka Haramcad
waxa maanta Magaalada Muqdishoย lagu qabtay munaasabadda xarig-jarka xarunta Taliska Ciidanka Haramcad, kaddib markii dib-u-dayactir ballaaran lagu sameeyay xarunta.
Xafladda ayaa waxaa ka qayb galay...
XFS ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐๐๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐ซ๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ay ๐๐ฌ๐ซ๐๐โ๐ข๐ข๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐๐ฒ ๐alka ๐๐๐ญ๐๐ซ
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israaโiil u gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada...
Xildhibaanno ka tirsan BFS oo ka qayb galay aas-aaska gole mideynaya baarlamaannada Qaaradaha Afrika...
Beirut-Lebnon- Shir lagu aas aasayay Gole Baarlamaan cusub oo mideynaya sharci dejiyayaasha Qaaradaha Afrika iyo Aasiya ayaa lagu qabtay Magaaladda Beirut ee caasimadda Dalka...
Dowladda oo sheegtay in ay naafadu ka mid noqon doonaan siyaasadda dalka
Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa daah-furay Kulan dadwayne oo looga wada โ tashanayay...
Guddoomiyaha SoDMA oo magacaabay Agaasimayaal kale
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u magacaabay Ibraahim Cabdullaahi Axmed (Sheellare) in uu noqdo Agaasimaha Waaxda Warfaafinta, Xiriirka...
Danjiraha Soomaaliya ee Aljeeriya oo la kulmay guddoomiyaha aqalka sare ee dalkaas
Danjiraha dowlada Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa kulan muhiim la qaatay maanta Guddoomiyaha Aqalka sare ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aby Axmed oo ka wada hadlay xiriirka labada dal
Addis Ababa (Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo miro dhal ah kula yeeshay magaalada Addis-ababa Raโiisul wasaaraha Jamhuuriyadda...
Ku simaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabbilay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...










