Soomaali ku geeriyootay shil ka dhacay Mareykanka
Muwaaddin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali Jaamac, ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaaladda Chicago, gobolka Illinois ee dalka Mareykanka.
Maxamed...
Sanad guuradii 5-aad ee aasaaska Hirshabelle oo la xusay
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Guudlaawe) ayaa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabbaal degayay sanad guurada 5aad ee aaasaaska Hirshabeelle.
Munaasabadaan lagu...
Duqa Muqdisho oo kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Safaarada Turkiya ee Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha...
Galmudug oo Amar Ka soo saartay Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha
Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha iyo ugaarsiga duur-joogta.
Qoraal kasoo...
Madaxweyne Laftagareen oo kulan laqaatay madaxda Magaalada Baraawe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Magaalada Baraawe Ururada Haweenka Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad...
Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Cadaado oo daahfuray Koobka Xaafadaha Degmada Cadaado
Sanadkiiba mar ayaa laqabtaa koobkaan oo ah kan ugu xiisaha iyo daawashada badan koobabka laga dheelo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Afarta Waxood ee Karaamo,...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa ayaa ka wada...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan laqaatay danjiraha DFS u jooga Itoobiya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ahna Senator la doortay Avv.Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan kula qaaday Magaalada Adis-ababa Xarunta Dalka Itoobiya Danjiraha DFS u jooga ...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Qadar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa kulan la qaatay...
maantoo kale Soomaaliya maxaa ka dhacay?
05/10/1949 waa maalintii u dhacey dagaalkii Dhagaxtuur oo u dhexeeyay Leegada iyo Gumeystaha Ingiriiska ee qabsadey Soomaaliya.
Dagaalkaas kadib Soomaaliya kulankii Qaramada Midoobey waxaa loo...










