Maamulka Jubbaland oo daah-furay mashruuc lagu yareynayo isticmaalka Dhuxusha
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Saynab Rashiid Cige, ayaaa maanta furtay Mashruuca yareynta isticmaalka Dhuxusha iyo helidda Tamar kale.
Waxaana...
Ciidanka nabad sugida oo howlgalo lagu baacsanayo Al-Shabaab ka sameeyay gobolka Gedo
Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo lagu sugayo amniga waxay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.
Howlgalada ayay ciidamada...
Ciidamada Xoogga dalka oo guulo ka gaaray dagaalka Guriceel
Dagaalka Guriceel saakay ka qarxay ayaa haatan qaboobay, waxaana saacadihii lasoo dhaafay socday duqeyn xooggan oo ku socotay Jaamacadda oo ah halka ay ku...
Wasirka Ganacsiga XFS oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo maalmahii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay dalka Turkey ga, ayaa ...
Ra’iisal wasaare Rooble oo xil cusub u magacaabay Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe)...
Madaxweynaha Jubbaland oo daah-furay Adeeg daadajinta Dowladaha Hoose
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadajinta Dowlada Hoose oo ay hirgalinayso Wasaarada arrimaha gudaha Federaalaynta iyo...
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay xaalada ka taagan gobalka Tigre
Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda bani’aadanimo ee sii xumaaneysa ee ka jirta gobolka Tigre ee dalka Itoobiya kaddib markii ay sii...
Ra’iisal wasaare Rooble oo xil cusub u magacaabay Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe)...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska DANAB oo ay wehliyaan ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada...
Suuriya :Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Al-Qaacida
Militariga Mareykanka ayaa dilay Cabdul Xamiid Al-Matar oo ahaa hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Qaacida, kadib duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Siiriya, sida uu...










