Ciidamada amniga oo howlgalo amniga lagu sugayo ka sameeyay xaafadaha Garbahaareey
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan...
Wasiir Dubbe” Agaasime Sharma’arke hadda waa ladan yahay,”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ku booqday Hoygiisa Istanbul Agaasimaha SNTV Sharma’arke Maxamed Warsame...
Guddiga hirgelinta doorashada Puntland oo shaaciyay jadwalka doorashada 6-kursi
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddiga ayaa sheegay...
Shacabka Galmudug oo looga baaqay in ay ciidamada xoogga ku garab siiyaan dagaalka ka...
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo ay weheliyaan xubno wasiiro ah iyo qaar ka mid ah Bulshada rayidka...
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia oo xukun lagu riday
Maxkamadda sare ee Liberia, ayaa amartay in Brownie Samukai oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia, lagu xukumo labo sano oo xarig ah, kadib...
Guddiga doorashada K/galbeed oo shaaciyay liiska 13-ka kursi oo lagu dooran doono Baraawe
Guddiga hirgalinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose.
Guddiga ayaa...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Sh/Dhexe
Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed gaar ahaana guutada sidaxaad qeybta 27 aad ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda nabad diidka alshabaab ka fuliyay...
Nugaal: Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo
Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegay in Shil gaar oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Salaamo iyo Libaaxo oo ka tirsan gobolkaasi...
Dowladda Soomaaliya iyo Safiirka Sweden oo ka hadlay tayeynta adeegyada garsoorka ee dalka
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan mujiim ah la qaatay Safiirka Safaarada Mr. Per Lindgarde, Madaxa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashooyinka dalka, amniga, gaar...










