Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo furay tartanka ciyaaraha Degmooyinka gobolka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyo degmooyinka deriska la ah caasimadda ee...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana uu diiradda saaray duruufaha adag ee...

Hey’adda Tayo-dhowrka Qaranka oo abbaalmarisay dhowr shirkadood oo kuwa ganacsiga ah

0
Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan DFS ayaa Magaalada Muqdisho uga  qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey abaalmarinta shirkado ganacsi oo ku guuleystay kobcinta tayada ee adeegyada...

Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir “shacabka Muqdisho banaabax fowda ah diyaar uma ahan”

0
Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xaaladda dalka,gaar ahaan caasimadda ay ka jiraan xaalad amni iyo kalsooni...

Wafdi ka socday Soomaaliya oo Shirar Muhiim ah la qaatay World Bank iyo Dowladda...

0
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia Xildhibaan Abdikariim Cabdow Xaydar iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Dalka Kanada uga qeybgalaya Shirka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey fadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

0
New york:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey fadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigay...

Wasiirka Amniga XFS oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayey Amniga Caasimadda

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddomiyay shir looga hadlayey amniga caasimadda oo ay yeesheen Hey’adaha amniga iyo...

Wasiirka gaashaandhiga XFS oo kulan la qaatay agaasimaha fulinta ee Xarunta Civic

0
New york:- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay Agaasimaha...

Kusimaha Madaxweynaha JFS oo booqday Saldhiga degmada Warta Nabadda

0
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqasho ku tagay Saldhiga Degmada...

Madaxweyne QoorQoor oo ka qayb galay saxiixa qandaraaska dhismaha waddada Dhuusamareeb ilaa Qiridhi

0
Madaxweyne QoorQoor oo ka qayb galay saxiixa qandaraaska dhismaha waddada Dhuusamareeb ilaa Qiridhi. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor), ayaa ka qayb...