Wararka Gudaha

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug oo ka qayb galay daah-furka hanaanka adeega maamul daadejinta Dowladda hoose

0
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa haatan ka qayb galaya munaasabada daah-furka Hannaanka adeeg daadejinta Dowlad Goboleedka Galmudug oo iminka kadib fududeyn doona...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kala hadlay ergeyga Midowga Afrika u diyaargarowga Ciidamada Soomaaliya...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay Muqdisho, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka XFS Jen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka. Wasiirka ayaa sheegay in muddo...

Shirka isbedelka Cimilada Aduunka oo ka dhacay dalka ingiriiska(COP26 Glasgow – UK)

0
Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Agaasinka Deegaanka iyo...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay wakiilka xoghayaha guud Qaramada midoobay mudane James...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Mudane James Swan oo ay ka...

NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad isku xiran oo ka tiran argagixisada Al-Shabaab

0
Hay’adda Nasad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad maleeshiyada Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada Baydhabo oo Xarun KMG...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha barxadda Biyaasa-Liibaro

0
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha barxadda Biyaasa-Liibaro ee degmada Xamar...

Wasiirka Gudaha Oo Daah Furay Ansaxinta Siyaasadda Maamul Dedejinta Iyo Federaalaynta!

0
Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka. Wasiirka ayaa sheegay in...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee maamul daadejinta iyo Federaalaynta

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka. Wasiirka ayaa sheegay...

Janaalle Shacabka Ku Nool Oo Loogu Baaqay Ladagaallanka Argagaxisada!

0
Ururka 84aad, guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Taliye Xigeenkooda Labo Xidigle Calli Mahdi Cabdi ayaa shacabka Janaale kula dardaarmay in kaalintooda ay...