Wararka Gudaha

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shir looga hadlayo xaaladaha Ethiopia iyo Suudaan

0
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka qeyb gasho shir looga hadlayo xaaladaha ka aloosan Ethiopia iyo Sudan oo ka dhacaya...

Guddiga doorashada Galmudug oo soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee Aqalka sare ka...

0
Guddiga Hirgalinta doorashada heer Maamul Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee ka harsan Aqalka sare. Diiwaan gelinta Murrashaxiinta ayaa loo...

Faah faahin laga bixiyay howlgallo ka dhacay Gedo

0
Ciidamada dowladda Soomaaliya Soomaaliya noocyadooda kala duwan sida, Millateriga, Booliska iyo Nabadsugida ayaa saacadihiia la soo dhaafay howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degmada...

Galmudug oo soo saartay liiska murrashaxiinta xubnihii ku harsanaa Aqalka sare

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa xalay goor dambe soo saaray liiska labadii xubnood ee ka harsanaa Murrashixiinta u tartamayay aqalka sare ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah qaabilay xubnaha Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Gudiyadda Doorashada faray inay deg deg u gudo galaan hawlaha...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed in ay sida ugu dhaqsiyaha badan...

Kaaliyaha Xoghaya Qaramada Midoobey ee Afrika Mss Martha Akyaa pobee iyo Wakiilka...

0
Wafdi ay hogaamineyso Kaaliyaha Xoghaya Qaramada Midoobey ee Afrika Mss Martha  Akyaa pobee  iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan  ayaa Maanta Soo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Adeega Waxbarasho ee Gobolka Banaadir

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray Adeega Waxbarasho ee Gobolka Banaadir Iyadoo la tix–galinaayo warsaxaafadeedkii Ka soo baxay wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA FINLAND.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay safiirada xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo...