Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Masar ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo...
Abaarta ka jirta Galmudug oo ay dad u dhinteen
Abaaro ba’an oo ay dad u geeriyoodeen ayaa laga soo sheegayaa koofurta Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Galmudug iyo qaybo ka mid ah Galgaduud.
Guddoomiye...
Ra’iisulwasaare Rooble oo ku wajahan dalka Jabuuti
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Jabuuti.
Safarka Ra’iisulwasaaraha dalka ayuu ujeedkiisu...
Jubbaland oo shaacisay doorashada kuraasta ugu horreysa ee golaha shacabka DFS
Kismaayo- Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlada Goboleed SEIT ee maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da Kursi ee ku...
Gudaha Taliska ciidanka Asluubta oo soo saaray awaamir lagu aruurinayo caruurta dayacan
Taliska Ciidanka Asluubta ayaa soo saaray awaamir cusub oo lagu aruurinayo caruurta darbi-jiifka ah iyo kuwa aanan lahayn waalidiin daryeesha ee ay dantu ku...
Guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa dalka oo Shirka caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa kaga...
Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaaladda Sharma Sheikh ee dalka Masar uga...
Guddiga xalinta khilaafaadka iyo safaaradda Ingiriiska oo ka wada-hadlay xal u helidda cabashooyinka kuraasta...
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingiriiska...
Shirka madasha Aragti wadaaga Heritage oo Djabuuti ka furmay
Waxaa magaalada Djabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti maanta ka furmay Shirka madasha aragti wadaaga ee Heritage.
Shirkan oo Furitaankiisa uu ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay munaasabad ay Dowladda Soomaaliya ku martiqaadday maalgashadeyaal...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kaga qayb galay munaasabad ay Dowladda Soomaaliya ku...










