Wararka Gudaha

Cabdiraxmaan Cali Axmed oo araga naafo ka ah xaafidul quraana ah oo dalbaday in...

0
Cabdiraxmaan Cali Axmed waa 12 sano jir agoon ah araga waayay yaraantiisa isagoo halsano jira hadana quraanka kariimka kor ka xifdiya Cabdiraxmaan waxa uu...

Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta kusii jeeda dalka Masar

0
Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar. Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa casuumad rasmi ah ka helay...

Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa isku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yimaadaan Khamiista

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo ku wajahan Baydhabo

0
Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay u safray magaalada Baydhabo ee caasimada...

Ciidamada Booliska Gobolka Bari oo howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Bosaaso

0
Howlgalkan oo ka qabsomay magalada bosaso ayaa ujeedkiisu ahaa adkeynta amniga magaalada iyo ka hortagista falalka dhibaatada ku ah Bulshada,inta uu howlgalka socday ciidamada...

Madaxweyne Farmaajo oo 14-ka Ogoosto u asteeyay Maalinta la dagaallanka Masuq maasuqa ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo ka...

Soomaaliya oo qeyb ka noqoneysa Sharciyadda Caalammiga ah ee la Dagaallanka Musuq-maasuqa

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo Ku biiritaanka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose oo kulan la qaatay Amisom

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si...

Webiga Shabeelle oo fatahaad sameeyey iyo khasaare ka dhashay

0
Webiga shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyey tuulda Boodaale oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle, waxaana jirta...

Qaramada midoobay oo ka digtay xaaladda Afgaanistan

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa soo saaray digniin culus oo ku wajahan xaaladda dalka Afgaanistaan isagoo xusay inay gacanta kasii baxayso...