MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA MASAR
Qaahira- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay culamaa’udiinka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo...
WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO SHAHAADO SHARAF GUDDOONSIIYAY SHIRKADDA SOMPRINT
Kulan loogu mahad celinaayay laguna gudoon siinaayey shahaado sharaf Shirkadda Somprint ayaa lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ay ka soo qaybgaleen wasiirka warfaafinta,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Abdi Barre ayaa kulamo la yeeshay ururrada bulshada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo qaybaha...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Golaha Shacabka uga mahadceliyey muddo-siinta Dhismaha Golaha Xukuumadda
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka muddo-siinta dhismaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu ka codsaday.
Ra'iisul...
Golaha shacabka BJFS oo u ogalaaday Ra’iIsul wasaarah in muddo 10 cisho ah loogu...
.Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ogolaaday codsi uu Ra’isulwasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre usoo gudbiyay Gudddoonka Golaha Shacabka kaa uu kaga codsanaayo...
Ciidamada Amniga oo howlgal dhallinyaro lagu soo qabtay ka sameeyay degmada Karaan
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgallo amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, halkaas oo ay maalmihi...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY MADAXWEYNIHII 5-AAD EE DALKA
Qaahira- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan kula qaatay Madaxweynihii...
Gollaha Shacabka oo yeelan doona kulan weyne uu codsaday qabsoomiddiisa Xafiiska Ra’iisul wasaaraha
Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa la isugu yeeray Kulan weyne ay yeelan doonaan barito, sida lagu daabacay bogga rasmiga ah ee Gollaha Shacabka.
Qoraalka ayaa u...
Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada oo la kulmay madaxa hay’adda Kaalmada iyo...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo...










