Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo maalintii Afaraad ka socota Muqdisho
Gudiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii Afaraad oo xiriir ah waxaa ay magaalada muqdisho ka wadaan Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ku dhawaad...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka 11-aad
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar, ayaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddiga hirgalin doorashooyinka heer...
Maamulka gobolka Banaadir oo awaamiir kusoo rogay gaadiidka waaweyn
Maamulka gobolka Banaadir ayaa amar adag kasoo saaray Baabuurta xamuulka ah ee ku xad gudubta bilicda wadooyinka Caasimadda gaar ahaan Baabuurta Sidda Qashinka iyo...
Madaxweyne Guudlaawe oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baladweyne.
Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Baladweyne...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa JFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Abuukaate Mohamed Hussein Haamud oo safar shaqo ku jooga Mareykanka ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee Washington...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Marka oo ka wada hadlay adkaynta amniga
Guddoomiyaha degmada Marka, Cabdillaahi Cali Axmed Waafoow ayaa sheegay inay muqaddas tahay sugidda ammaanka magaalada Marka cid kastana uu xil ka saaran yahay, isagoo...
RW Rooble oo xubinnimadii ka xayuubiyey xubno ka tirsanaa FEIT soona saaray awaamir ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha guud ee labada...
Dowladda Jarmalka oo Ruushka ku eedaysay inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine
Dowladda Jarmalka ayaa ku eedaysay Ruushka inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine,Chancellor Scholz ayaa sheegay in dalalka reer galbeedka ay ka wadahadli doonaan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo khadka Telefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Somaliland
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi ayaa la wadaagay sida uu uga...




