Iskaashaatada Beeraleyda Baladweyne oo soo bandhigtay nuucyada dalagyada ee ka baxa degmadaasi
Madax ka tirsan maamulka Hirsgabeelle kan degmada Baladeryn iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay xaflad idowga iskashatada Beeraleyda Degmada Beladweyne oo ka kooban...
Madaxweyne Qoor qoor oo shir guddooiyay kulan u qabsoomay Golaha Wasiirrada
Kulankan oo todobaadle ah waxaa shir guddooiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor,kaas oo looga hadlay arrimo ku saabsanaa dib u eegista...
Diyaar-garow ku aadan Xusaska Maalmaha Xoriyadda oo ka socota Mareykanka
Jaaliyadda dadka Soomaalida ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ,ayaa ku howlan diyaarinta xaflado loogi diyaargaroobayo xusaska munaasabadaha maalmaha xoriyadda ee 26-ka...
Marwada Koowaad ee Dalka oo xarigga ka jartay xarunta Caafimaadka ee Hooyada iyo Dhallaanka...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa xarigga ka jartay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hirgeliyey degmada Hobyo ee Gobolka Mudug,...
Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021
Kulanka Baarlamaanka maanta oo shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlineysay Guddoomiye ku-xigeemka 2-aad Marwo Faadumo Cabdi Cali ayaa ajandaha...
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug oo kulan khadka internetka la yeeshay Safiirka ingiriiska u fadhiya...
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta internetka ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms....
Maxkamadda Ciidamadda oo bilaabeysa dhageysiga dacwad loo hesto 2 ajanabi oo Al-Shabaab ah
Maxkamadda Ciidamadda ayaa dhowaan la filayaa in ay billaawdo dhagaysiga dacwad loo haysto 2 eedeysane oo janabi ah oo u kala dhashay Ingiriiska iyo...
Ra’iisul wasaare Rooble oo sagootiyay safiirka Findland u joogay Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka sii baxaya ee Finland u joogay Soomaaliya Mr Erik...
Gudidda qaban qaabada maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha loo diyaariyey inay ka qabsoomaan munaasabadaha...
Gudiga Golaha wasiirada oo qabanqaabinaya Maanasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha xoriyadda halkaas oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo magacaabay Guddi heer Wasiiro ah oo ka tala bixiya xaaladda...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa magacaabay Guddi heer Wasiiro ah oo soo dhoweeya, ugana...