Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo kulan la qaatay Safiirada u Jooga Midowga Yurub...

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub iyo Talyaaniga Jamhuuriyadda Federaalka...

Diiwaangelinta Musharrixiinta Madaxweynaha oo Maalintii labaad ka socoto MuqdiSho

0
Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xubanaha Guddiga aya...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay madaxweynaha Dowlad...

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Wakiilka Qaramada Midoobe oo ka wada hadlay arimaha doorashooyinka

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Guddoomiyaha iyo...

DEG DEG: Go’aanka Guddoonka Golaha Shacabka ee matalaadda gobolka Gedo

0
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa aqoonsaday xildhibaannada laga soo dortay degmada Ceel waaq inay xildhibaannada saxda ah halka uu waxba...

Musharrax Madaxwayne Xasan Cali Kheyre oo is Diiwaangeliyay

0
Musharrax Madaxwayne Xasan Cali Kheyre ayaa is Diiwaangeliyay iyadoo uu qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya

Guddoomiye Sheikh Aadan Maoobe oo xafiiskiisa ku kula kulmay safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka  BJFS  mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kulan la...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah safiirada Beesha caalamka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Norway ee dalkeenna mudane...

Daahir Maxamuud Geelle oo noqday murrashaxii labaad ee is diiwaangeliya.

0
Waxaa si habsami leh uga socota xarunta Guddiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS, diiwaangelinta murrashaxiinta ubaratamaysa xilka madaxtinimada Soomaaliya, iyadoo murrashaxii labaad ee isdiiwaangeliya isla...

Shariif SheekhAxmed oo noqday musharixii u horeeyey ee isku diwaan geliya doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

0
Musharrax Madaxwayne Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa noqday murrashaxii ugu horreeyey ee isu diiwaangeliya tartanka xilka madaxtinimada dalka, asigoo qaatay shaahada muujinaysa Musharraxnimadiisa xilka...