Wararka Gudaha

Madaxda Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuumad Xaawo Cabdi Samatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootey...

Aadan Madoobe oo xil sare u magacaabay Maxamed Xasan Idiris

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa La-taliye sare oo arimaha siyaasada iyo amniga u magacaabay xildhibaan hore...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray teendhada Afisyooni

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah  ku tagay teendhada Afasiyooni  oo ay ka...

Beesha caalamka oo soo dhoweeysay habsami u socodka doorashada Soomaaliya

0
Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah in doorashada Madaxweynaha ay dhici doonto maalinta Axadda ee...

Ciidanka xoogga dalka oo jab xooggan gaarsiiyay nabad-diidka Al-shabaab

0
Cutubyo ka tirsan Ururka 5-aad, guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee CXDS ayaa howlgal qorsheeysan kafuliyayay degaanka Ceelcadde oo qiyaastii  30-km u Jira Magaalada...

Madaxweynaha cusub ee Kuuriyada Koonfureed oo xilka madaxtinimada loo dhaariyay

0
Madaxweynaha cusub ee Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk-yeol ayaa maanta lagu dhaariyay xaflad dad badan ay isugu soo baxeen oo ka dhacday xarunta golaha qaranka...

Diiwaan gelinta murashixiinta madaxweynaha oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

0
Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha dalka ayaa sheegay in ay maanta 4-ta galabnimo ku eg tahay diiwaan gelinta murashixiinta. Xildhibaan, Maxamed Ibraahim Macallimuu oo xubin ka...

Guddoomiye Cumar Filish oo ka qeyb galay munaasabad loogu gogol xaarayay xuska 15-ka May

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta degmada Xamar Jajab uga qayb galay munaasabad lagu...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada XFS Soomaaliya oo daahfuray barnamijka Waxbarashada deg-dega ah ee gurmadka abaaraha...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta Sare, XFS soomaaliya Mudane, Eng Hon Abdullahi Abukar Haji , ayaa daahfuray barnamijka Waxrashada deg-dega ah ee gurmadka...

Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS oo kulan la qaatay Safiirada u Jooga Midowga Yurub iyo...

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub iyo Talyaaniga Jamhuuriyadda Federaalka...