Wararka Gudaha

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Tanzaaniya

0
Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga XFS , Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka...

Duqa Muqdisho oo u ambabaxay dalka Turkiga

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  Maanta Safar shaqo oo maalma kooban qaadan doona uga ambabaxay...

Madaxweynaha JFS oo Xuseen Macallin Maxamuud u magacaabay la taliyaha amniga Qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Mudane Xuseen...

Wasiirka maaliyadda XFS oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka maaliyadda XFS Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelman. Wasiirka iyo Safiirka ayaa waxay ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shaqada ka joojiyay Wasiirka arrimaha dibedda

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqo ka joojin ku sameeyey wasiirka arrimaha dibadda XFS Cabdisaciid Muuse Cali, kadib markii uu fasaxay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAGACAABAY AGAASIME KU-XIGEENKA GUUD EE MADAXTOOYADA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka Ku-xigeenka...

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa booqasho ugu tegay madaxweynaha JFS oo maanta la wareegay xafiiska

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar ugu maqnaa dalka dibeddiisa ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh...

Madaxweynaha JFS oo u magacaabay mudane Xuseen Sheekh Maxamuud Xilka Agaasimaha Guud ee madaxtooyadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in...

Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeyb galay munaasabadda xil-wareejinta Madaxweynaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xil-wareejinta madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...