Galmudug oo hay’adaha samafalka ka cosatay inay wax u qabtaan barakacayaasha degmada Gelinsoor
Axmed Maxamed Shire (Qoodaar) guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Mudug ayaa hay’adaha samafalka iyo maamulka Galmudug ka codsaday in ay gargaar bini’aadannimo...
ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA...
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaliya, Ambassador FEI...
ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY MADAXDA...
ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu saraysa ha’yadaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga Imaaraadka carabta Amb. Mohamed...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Gole Wasiiro Cusub
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu Magacaabay Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirada oo banaanaa, kuwaas oo xubnihii awal...
Dalalka Islaamka oo dhaleeceeyay hadallo ka soo yeeray Hindiya oo ka dhan ah Islaamka
Waxaa sii sii kordhaya dhaleeceyn loo jeedinaayo maamulka Hindiya, ka dib markii saraakiil ka tirsan xisbiga talada haya ay jeediyeen hadallo Islaam nacayb ah...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad oo xukun ku riday askar katirsan Ciidamada Dowladda
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa Maanta xukuno kala duwan ku riday Afar Askari oo katirsan Ciidamada xoogga iyo Nabadsugida Soomaaliya, kuwaas oo...
Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Xubin katirsan argagixisada Al-Shabaab
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab oo lagu magacaabo...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Madax ka Socotay Safaarada dowladda Libya
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta la kulmay safiirka wadanka Libya ee Somaaliya Yusuf Katim Al Kaylaani iyo...
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku qabtay Xubno katrisan Al-shabaab
Ururka 4aad Guutada16 Ee Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal Qorsheysan oo ka dhan ahaa argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay deegaannada Tooratoorow &...










