maddaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la yeelan doona ku xigeenka xog...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Madaxtooyada Qaranka waxa uu kulan ku`la qaadan doonaa Kuxigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J....
wasaaradda caafimaadka koonfur galbeed oo dedaal ugu jirta sida ay bulshada u qaadan...
Kulanka ayaa waxaa uu dhexeeyey Xunbno ka socdey Wasaraadda Caafimaadka Koonfur Galbeed, Wakiilo ka kala socdey Hay-adaha SOS.WHO, Gudoomiyaasha Xaafadaha Magalada iyo Gudoomiyaasha Kaamamka...
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada oo xilka la wareegay.
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa...
Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Qaramada Midoobe oo ka wada hadlay dhaqaalaha Doorashooyinka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta...
Taliyaha Ciidanka Difaaca Aaga Golis ee Puntland oo kor-meeray fariisimaha ciidamada difaaca Puntland.
Taliyaha Ciidamada difaaca Maamul-goboleedka Puntland ee silsilada Golis G/Sare Saciid Nuur Shire ayaa kormeeray fariisimaha iyo goobaha kale ee shaqo ee ay ku sugan-yihiin...
QM oo xaalad quus ah ka muujisay xaaladda dalka Yemen oo ku dhawaad 7...
Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee QM u magacaabay dalka Yemen ayaa sheegay in waddanka ugu saboolsan Carabta ay ku xiran tahay nabad galyadiisa...
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo xarumaha waxbarashada ee Mu’asasada...
Agaasimaha waaxda sharciyada ee wasaaradda Haweenka, Faadumo Maxamed Cali, ayaa agabkan isugu jiran af-xirka iyo dareeriyaasha jeermiska lagu dilo ku wareejisay maamulka xarunta.
Wasaaradda haweenka...
Danjire Cawaale Cali Kulane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay heshiis dhanka Beeraha ah oo ay la...
Xog laga helay Duqeeyntii Ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen Afgaanistaan
Wargeyska The New York Times ayaa Jimcihii shalay daabacday war ka hor imaanaya warbixintii Ciidamada Mareykanka ee ku saabsaneed duqeyntii dhawaan ay ka fuliyeen...
Amaanka magaalada Jowhar oo aad loo adkeeyay.
Amaanka magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa aad loo adkeeyay halkaasi oo lagu waddo in maalmaha soo socda ay ka dhacdo doorashada...