Mohamed El-Amine Souef oo loo magacaabay Ergeyga gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika danjire, Mousa Faki Mahamat, ayaa Mohamed El-Amine Souef u magacaabay ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo bedelay...
Wasiirka Caddaalada iyo Dastuurka XFS oo la kulmay wakiilka UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka Mudane, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Mudane, Ahmed Cabdiraxmaan Xasan, Agaasimaha Guud iyo agaasime waaxeedyada Qorshaynta...
Cabdikarim Xaaji Buux oo loo doortay xubin ka tirsan guddiga fulinta ee ururka xoghayeyaasha...
Shirkii xoghayeyaasha guud ee Baarlamaannadda Afrika oo ka dhacay intii u dhexeysay 29-31 Ogoosto ee xarunta Baarlamaanka Afrika ee magalada Johannesburg ayaa waxaa xoghayaha...
Wasiir Fiqi oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka+Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddoonka Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika+Sawirro
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo guddoonka Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Saraakiisha ciidamada faray in la xoreeyo deegaanada fara ku tiriska ee...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo guddoomiyey shirka amniga maamulka Hirshabeelle ayaa Saraakiisha Amniga ku amray in si degdeg ah uga hawl-galaan...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo si kulul uga hadlay weerarka bahalnimada ee argagixisadu ay ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerarka bahalnimada ah ee ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay dadkii shacabka ahaa ee argagixisada ku dishay gobolka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka golayaasha maamulkaiyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay falkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagixisada...
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada gobolka Banaadir oo agab kala duwan ka guddoontay cutub ka...
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyogelinta Ee Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Jaketti ayaa maanta ka guddoontay cutub ka tirsan Ciidanka Talyaaniga ee ku...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Martin
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu Hoggaaminayey ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna...










