Wasiirka waxbarashadda ee XFS oo soo xiray shirka wadatashiga Qaran ee sameynta sharciga illaaalinta...
Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa soo xiray shirka wadatashiga Qaran ee sameynta sharciga Ilaaalinta...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshadda ee XFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iiman Cigge ayaa kulan miro dhal ah Wasaaradda kula qaatay wafdi ka socday...
Xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya oo1.5 milyan caruur ahi ay la il daran yihiin...
WAR SAXAAFADEED:-
Guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa ka jirta abaartii ugu darnayd muddo 40 sanno ah, waxayna soo jiitamaysay mudo labo sanno ah oo ay...
Xukun Maanta lagu riday Askar Shabeellaha Hoose ku dishay Carruur Beeraley ah
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Saddex Askari oo lagu helay in11-kii Bishii June ee sanadkan deegaanka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray deegaanka Cada-Kibir ee gobolka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud, deegaankaas oo ay kooxda...
Madaxweynaha Ruushka oo ku baaqay in wax laga qabto isbeddelka cimilada dunida ee sii...
Madaxweynaha Ruushka oo ku baaqay in wax laga qabto isbeddelka cimilada dunida ee sii xumaanaysa.
madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlayey Arrimaha deegaanka ayaa...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo furay shirka Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowlad goboleedyada iyo Wasaaradda Maaliyadda...
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dalka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Shacabka Hiiraan iyo Galgaduud ku ammaanay sida Geesinimada ah...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa ammaanay sida geesinnimada leh ee bulshada reer Hiiraan iyo Galgaduud...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann.
Wasiirka iyo Safiirka ayaa waxayn ka wadahadleen...
Liz Truss oo loo doortay ra’iisul wasaaraha xiga ee UK,
Xoghayaha arrimaha dibadda Liz Truss ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee Conservative Party, iyadoo la wareegtay awoodda ra’iisul wasaaraha Britain , xilli...










