Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta daahfuray ansixinta Manhajka Ilaalinta Bulshada
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray ansixinta Manhajka Ilaalinta Bulshada, oo muhiimad...
Argagixisada Al-shabaab oo lacago baad ah ku soo rogay shacabka ku dhaqan degmada Tiyeeglow...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa bilaabay in dadkii ku ku dhaqan degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ay kusoo rogaan lacago baad ah oo aysan awoodin, xilli...
Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.
Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka,xildhibaano labada gole, masuuliyiin ka...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo gaaray Pakistan
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dadka Preer akistan ee la...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo gaaray Pakistan
- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dadka Preer akistan ee...
Sheikh Soomow” Al-shabaab iyo Daacish waxa ay been ka sheegeen diinteena, waa beenoolayaal cad”.
Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ee Al-shabaab iyo daacish ay been ka sheegaan diinteen islaamka loona baahan yahay in hal meel looga...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgalka ka dhan ah argagixisada Al-shabaab ka sameeyay gobolka Baay
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo ka dhan ah argagixsada Al-shabaab ka sameeyay degaano hoostaga magaalada Baydhabo...
Madaxda Qaranka oo Salaadda Jimcaha ka dib Dalka si wadajir ah ugu duceeyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul...
Hiiraan: Ciidanka Xoogga oo weeraray goobo ay ku sugnaayeen firxadka Al-Shabaab
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Howlgalo waxaa ay ka sameyeen dhulka Buuraleeyda ah ee dhaca waqooyiga gobolka Hiiraan,halkas oo...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka hadlay qorshaha dowladda ee dhinaca caafimaadka
Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda ee ku aadan daadajinta iyo bixinta adeegga caafimaadka ee...










