Barakacayaal ku sugan Xudur oo helay deeq raashin ah
Boqol qoys oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada xuddur ayaa helay deeq raashin ah oo ay soo uruuriyeen siyaasiyiin...
Senator Dubbe oo shaaciyay in uu u taagan yahay xilka guddoomiyaha Aqalka Sare
Senator Cisman Abokar Dubbe,ahma wasiirka warfaafinta XFS ayaa shaaciyay in uu u tartamayo xilka guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Senatorka oo wareysi gaar...
Puntlad oo sheegtay in ay guddi u saareyso shaqaaqo ka dhacday Gaalkacyo
Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in la magacaabayo guddi u howlgala barista cid...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Midowga Afirka.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjire kuxigeenka Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Ms....
Ciidamada Galmudug iyo dad shacab ah oo howlgallo ka sameeyay koonfurta Mudug
Ciidanka Daraawiishta Galmudug , NISA iyo kuwa degaanka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah Malleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Al-Shabaab ka sameeyay degaano dhaca Koonfurta...
Doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo oo ay kusoo baxday xildhibaan Sareedo
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga Hop#154.
Kursiga doorashadiisa ayaa waxaa ku guuleysatay...
Jubbaland oo shaacisay 11 kursi oo dhawaan lagu dooranayo Ceelwaaq
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaaciyay Magacyada Guddiga soo Xulaya Ergooyinka qaar ka mid ah Kuraasta Deegaan doorashada 2-aad...
Janaraal Odawaa oo kormeeray xerada tababarka ciidanka ee TurkSom
aliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen, Odawaa Yuusuf Raage ayaa xalayto Kormeer ku tagay Kulliyadda Tababarka Ciidanka XDS ee Turksom.
Taliye Odawaa ayaa la afuray...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka
Washington- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo uga qeybgalaya magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirarka Sanadlaha ah ee Bangiga...
Guddiga FEIT iyo SEIT Jubbaland oo ka shiray dardar galinta doorashada kuraasta deeggaan...
KISMAAYO- Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT, guddiga Xallinta Khilaafadka EDRC iyo Guddiga SEIT Jubbaland ayaa shir wadajir ah ku yeeshay magaalada Kismaayo ee...