Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Turkiga oo guddoon cusub doortay
Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga, ayaa maanta doortay guddoonka guddigaas.
Doorashada oo ahayd hab gacan taag ah kana dhacday...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Fanaanada Qaranka Aamina Cabdillaahi Xirsi
Alle ha u naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi oo ka tirsaneyd fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Boorama.
Aamiina waxay ka mid...
Shir looga hadlayo ballaarinta Idaacadaha DF,DG iyo gobolka Banaadir oo ka furmay Kismaayo
Shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowlad Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.
Furitaanka shirka...
JAALIYADDA QAARADDA YURUB OO KULAN LAGU GARAB ISTAAGAYO DIB U XORREYNTA DALKA LA YEELATAY...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada...
TUUGSI IYO TAAKULO AADMIBA MIDNA LAGUMA TANAADO
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalkeena ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee...
SHUMACII AQOONTA LA SHIDAY SHARWADOW SHURUGGA KU RAAC
SAWIRKA GOOB JOOG
Waxaa mar labad soo laba kacleyey waxbarashada waddanka soomaaliya waxaana aas aas u ah wasaaradda waxbarashada oo diyaarisay maclliimin kasoo baxay jaamacadda...
TAARIIKHDA DHAQAALAHA SOOMAALIYA
Soomaaliya wax-soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda , waxayna soo saari jirtay waxyaabo badan oo kala duwan, sida sonkorta, hilibka, caanaha, qudaarta,...
GANACSIGA SOOMAALIYA OO HORUMAR SAMEEYNAYO
Soomaaliya waxaa Ka jiro hormarro ganacsi oo ay sameenayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku kula sugan dalka iyo dibadaba waxaana laga dareemayaa horumarrada ganacsi suuqayada...
FAA’IIDOOYINKA KU JIRA KA GANACSIGA SALBUKADA
Salbukada waxa ay ka mid tahay waxyaabaha lagu magacaabo cunno maalmeedka (quutal daruuriga) ah waana dalag ka mid ah dalagyada inoo baxa oo uu...
Ramadaan waa bishii sadaqada
Sadaqadu waa wax Allaah (Swt) uuna faray in loogu gargaaro dadkeena tabaaleysan ee dan yarta ah, dadka kiisa ladanna uu caawiyo kiisa miskiinka ah.
Bisha...










