Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo berri oo...

Madaxweynaha JFS oo ganacsatada dalka Qatar la qaatay kulammo ku saabsan maalgashiga Soomaaliya

0
Dooxa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada Qatar ayaa...

NISA oo dekadda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidanka oo Khawaarijta loo waday...

0
Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Dekada Muqdisho ku qabtay alaabo ay ciidamada Isticmaalaan oo ay ku jiraan Saanad ciidan kuwaas oo...

Maxaa suurta geliyay isbeddelka caasimadda iyo ka hortagga weeraradii Khawaarijta? (Warbixin)

0
Weeraradii ay argagixisadu ka geysan jirtay Muqdisho oo bilihii la soo dhaafay aad u yaraaday, ma ahayn howl aad u sahlan oo iska timid,...

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyey geerida Col. Cismaan Maxamed Jeelle

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiil ciidan oo dalka Qatar ku qaadanaya tababar

0
Qatar:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga...

Maxkamada gobolka Baay oo xukun dil ah ku fulisay laba nin oo hore dilal...

0
Baydhabo:- Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo hore dilal u geystay. Raggan ayaa lagu kala magacaabaa Aadam Cali...

Wasiirka arrimaha dibadda oo Sucuudiga uga qayb galaya shirka wasiirrada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta

0
Jidah: Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga qaybgalay shirka wasiirrada arrimaha dibedda...