Wararka Gudaha

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb. Ujeeddada wafdiga ayaa ah...

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi By...

0
Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusaayay sanad guuradii 12-aad ee ka soo wareegatay...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala ayaa safar shaqo ku tagay magaalada London ee...

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

0
-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray New Delhi, caasimadda Jamhuuriyadda Hindiya, si...

wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga

0
Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay shir caalami ah oo lagu xoojinayo iskaashiga iyo la-dagaalanka...

Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo amni oo lagu sifeynayay maleeshiyaadka argagixisada ee ku dhuumaaleysanayay deegaanka Mubaarak ee gobolka...

Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo Munaasabad Casho Sharaf ah u qabtay Danjireyaasha

0
New York:-Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta Qaramada midoobay ee...

Taliyaha Boliiska oo Guddoomiyey Shirka Hoggaanada Booliiska

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulanka Todobaadlaha ee Hogaanada , Fadhiyada madaxa banaan , Qeybaha, Talisyada Dekedda...

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Shirkii Wadatashiga Qaran ee ka-jawaabista xaaladdaha degdegga ah

0
Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirkii Wadatashiga Qaran ee ka-jawaabista xaaladda degdegga ah ee abaarah, kaas oo ay ka qayb qaateen hay’adaha dowladda...

Guddiga Wasiirrada u xilsaaran wadahadallada oo maanta kulan la qaatay Ururrada Siyaasadda

0
Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan oo qeyb ka ah la-tashiyada...