Wararka Gudaha

Guddoomiyaha SoDMA oo madaxda sare ee dalka uga warbixiyay waxqabadka hay’adda

0
Guddoomiyaha hay’adda, maaraynta musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga warbixiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka howlaha muhiimka ah ee ay SODMA qabatay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: ”Guulaha la gaaray waxaa saldhig u ah shuruucdii oo la hagaajiyey,...

0
Xukuumadda DanQaran ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigtay guulaha ay xaqiijisay muddadii saddex sano ahayd ee ay dalka u shaqeynaysay, taas oo hirgelisay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey wax-qabadka xukuumadda Dan-qaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee muddada saddexda sano ah (2022–2025). Madaxweynaha ayaa...

Wasiirka waxbarashada oo shir caalami ah uga qaybgalaya Tunisia

0
Tunis : Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Agaasinka guud ee Hiddaha iyo...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Shiinaha

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wang Yu oo...

Soomaaliya oo Shiinaha kaga qayb gashay shirweynaha Caalamiga ah ee Injineeriyadda

0
Tianjin, Shiinaha-(Wargeyska Dalka)-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Tianjin Shirweynaha 5aad ee Injineeriyadda “International Engineering and Construction Supply Chain Expo” iyo Shirka...

Hay’adda Qaxootiga Qaranka iyo midowga Yurub oo ka wada hadlay xal u helidda dadka...

0
Nairobi-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Axmed Xuseen Cilmi, ayaa kulan la qaatay Madaxa u Adkeysiga Afooyinka ee Midowga Yurub, Marwo Mayra. Kulanka, oo...

𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐮𝐬𝐭𝐚𝐲 m𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 c𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 b𝐚𝐝𝐪𝐚𝐛𝐤𝐚 b𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr, Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey Maalinta Caalamiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya iyo Masar waxaa ka dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku xaqiijiyey wareysi uu siiyey kanaalka “Al-Arabiya” adkeynta iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo kan...

Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray 12 waddo

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo Intarloog ah (Interlock), kuwaas...