Wasiirka deegaanka XFS oo kulamo la qaatay wafdiyada Soomaaliyeed ee ka qayb galay shirka...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Sareeye Guud Wasiir Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta shirar muhiim ah kula yeeshay magaalada Belém...
Shirka madasha-7aad ee garsoorayaasha oo maanta la soo xiray
waxa goordhowed la soo gaba gabeeyey shirka madasha garsoorayaasha dalka oo ka socday Muqdisho,shirkan ayaa intii uu socday waxa ka qayb galay qaybaha kala...
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka oo shirguddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada oo ka dhacay xarunta...
Soomaaliya oo si weyn u Xustay 10-Sano Guuradii ka soo Wareegtay markii Soomaaliya ay...
Soomaaliya ayaa maanta si heer sare ah u xustay sanad-guurada 10-aad ee ka soo wareegtay markii ay dowladda Soomaaliya si rasmi ah u saxiixday...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Si dalkeennu mustaqbal u yeesho, waxaa fure u ah in ilmaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad-guurada 10-aad ee ka soo wareegtay ku...
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Istiraatiijiyadda Qaran ee Dekadaha (2025) iyo Ku-biirista Soomaaliya ee IMSO
Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda waxay u mahadcelinaysaa Golaha Wasiirrada oo maanta meel-mariyeen Istiraatiijiyadda Qaran ee Dekadaha (2025) iyo Xeerka ku Biirista Ururka Caalamiga...
Shirkii golaha wasiiradda XFS oo lagu ansixiyey heshiisyo muhiim u ah dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey shuruuc iyo hehsiisyo muhiim u ah dalka.
Golaha Wasiirrada ayaa...
Natiijada shidaal qodista Soomaaliya oo lagu dhawaaqayo horaanta sanadka soo socda
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Shire ayaa ku dhawaaqay in horaanta sanadka soo socda ama sadexda bilood ee ugu...
Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika
Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika .
Guddiga abaalmarinta ee...
Wasiirka Qoyska oo xarigga ka jartay xarunta caawinta deg degga ah ee Carruurta
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xarigga ka jartay xarunta Caawinta deg degga ah ee Carruurta...










