Wararka Dibadda

Daalibaan oo codsatay ka qaybgalka shirarka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

0
Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Ururka ay soo gaartay warqad ka timid kooxda Daalibaan, oo uu ku saxiixan...

Saraakiil loo xiray Afgambigii fashilmay ee ka dhacay dalka Sudaan

0
Afhayeenka Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, Maxamed Al-Faki Suleymaan ayaa xaqiijiyey in inta badan Saraakiishii ku lugta lahaa Afgembigii la fashiliyey gacanta...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Uganda

0
Kampala- Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo...

Caalamka oo manta loogu dabbaaldegay xuska Maalinta Nabadda

0
Sanad walba maanta oo kale 21-ka Sebtember, waxaa caalamka laga xusaa munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda ka dib markii Golaha loo dhan yahay...

Afgembi fashilmay oo ka dhacay dalka Suudan

0
Xukuumadda Dalka Suudan ayaa xaqiijisay inuu Fashilmay isku day inqilaab oo Saaka ka dhacay dalkaas. Warbaahinta Qaranka Sudan ayaa warkan baahisay iyadoo haba yaraatee ka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo guddoomiyey shirka tiirka dhaqaalaha

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay...

Wasiirkii gaashaandhiga Holand oo is casishay

0
Wasiirka Gaashaandhigga dalka Holland Ank Bijleveld, ayaa is casishay ka dib markii koox Afgaanistaan ay kasoo daad-gurayn rabtay qabsadeen kooxda Taaliban,waxa sidoo kale hore...

Mareykanka oo qirtay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Kabul ay carruur ku laayeen

0
Duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen magaalada Kabul bishii hore ayaa lagu dilay ilaa 10 qof oo rayid ah, oo ay ku...

Shiinaha oo ka digay faragelin shisheeye.

0
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Australia ay iska fogeysay cadhada sii kordheysa ee Beijing ,taas...

Mareykanka oo Sheegay in Wadahadalada Vienna ay sii socon doonaan.

0
Kadib muddo uu  hakad ku jiray wada xaajoodkii Nukliyeerka ee bishii Abriil ee la soo dhaafay ka billowday Vienna una dhexeeya Iiraan, qaar kamid...