Muwaadiniin Soomaaliyeed oo weerar loogu geeystay Canada
Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo lagu weeraray...
Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ka mid ah ciidamada qalabka sida...
Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ma mid ah ciidamada qalabka sida ee Ruushka.
Ukraine ayaa sidoo kale shalay sheegtay inay burburisay toddobo...
Ruushka ayaa sheegay inuu burburiyey 3,593 goobood oo ka mid ah kaabayaasha militariga Ukraine
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Ruushka Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka mid ah diyaaradaha aan...
Goob u dhow qunsuliyadda Maraykanka ee Erbil oo gantaalo lagu weeraray
Goob u dhow xarunta qunsuliyadda maraykanka ee magaalada Erbil ayaa lagu weeraray tiro gantaalo ah subaxnimadii hore ee saaka ilaa iyo 12 gantaal oo...
Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo ka qayb geli doona madasha Diblomaasiyadda Antlaya
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Cali Muuse ayaa la filayaa in uu dalka Turkiga uga qeyb galo Madasha Diblomaasiyadda ee...
Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar oo yeeshay kulan miro-dhal ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar ayaa halkaas...
Ruushka oo ku dhawaaqay xabad joojin bini’aadantinimo
Ruushka ayaa ku dhawaaqay xabad joojin ku meelgaar ah inuu ka samaynayo labo magaalo oo Ukraine ah si loo furo waddooyinka bini’aadantinimo,wasaaradda difaaca Ruushka...
QM oo xaqiijisay dhimashada 227 qof oo rayid ah oo ku dhintay Dagaalka Ruushku...
Ugu yaraan 227 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay 525 kalena waa ay ku dhaawacmeen tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ruushka ee...
Wasiirka Amniga XFS oo ka qayb galay shirka Wasiiradda Arrimaha Guddaha iyo Amniga Dalalka...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Xil. Cabdullahi Maxamad Nuur iyo Wafdi Uu hogaaminaayo ayaa dalka Tuniisiya kaga qeyb-galay shirka 39-Aad ee Golaha Wasiirada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Romania uga mahadceliyay qaabilidda muwaadiniin Soomaaliyeed
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah Arbaco Wasiiru dowlaha Arrimaha...









