Wasiir Beyle oo Washington shirar kula yeeshay Madaxda Sare ee IMF iyo Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo booqasho shaqo u jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa shirar muhiim ah la...
Putin oo qorsheynaya inuu ka qeybgalo shir madaxeedka G20
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa doonaya inuu ka qaybgalo shir madaxeedka G20 oo ay martigelinayso Indonesia dabayaaqada sanadkan, sida uu sheegay safiirka Ruushka u...
Ruushka oo ku hanjabay adeegsiga Hubka Nukliyeerka
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Ruushka ay Duqeeymo ba’an ay ka geeysteen magaalada Mariupol ee dalka Ukraine, kadib go'doomin ay maalmo ku hayeen.
Madaxweynaha Ukraine...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo wakiillada Beesha Caalamka kala shiray dhammeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka...
Muxuu yahay amarka Ruushka ee ay Ukraine iska diiday?
Dhowr saacadood ayaa hadda ka soo wareegtay xilligii uu Ruushku u qabtay Ukraine in ay soo wareejiyaan magaalada dekedda leh ee Mariupol ee go’doonsan,...
Qatar oo u dabaaldageysa 50 sano oo xiriir laba geesood ah oo xooggan ay...
Qatar ayaa u dabaaldageysa 50 sano oo xiriir laba geesood ah oo xooggan ay la lahayd Mareykanka tan iyo markii la aasaasay xiriirka diblomaasiyadeed...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalka Ukraine
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad gaaraya 6.5 milyan ay ku barakaceen dagaalka uu Ruushka ka wado gudaha Ukraine.
Dagaalka oo galay Maalintii afar iyo...
Dagaalada ka socda Ukraine oo galaaftay nolosha 726 qof oo rayid ah
Qarasmada Midoobay ayaa sheegtay in la diiwaangaliyay dhimashada 720 qof oo lagu dilay dagaalada ka socda dalka Ukraine ee u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo...
Caruur ku geeriyootay duqeyn ay geysteen ciidamada Ruushka
Saddex caruur ah iyo laba qof oo kale ayaa ku geeriyooday kadib duqayn ciimada Ruushku ka geysteen magaalada Chernihiv ee dalka Ukraine
Shan mayd oo...
Isbaheeysiga NATO oo sheegay in Ciidamadooda ay ku jiraan diyaar garow Dagaal
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa Maanta oo Arbaca ah, sheegay in ciidamada isbaheysiga NATO, ay ku jiraan diyaar garow dagaal oo buuxa.
“Waxaan...










