Wararka Dibadda

Mareykanka oo Ruushka uga digay isticmaalka Hubka kiimikada ah

0
ka dib markii ay soo baxeen warbixin ku saabsan in Ciidamada Ruushka ay horay u isticmaaleen Hubka kiimikada ah inta uu socday dagaalka Ukraine,...

Ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyay inay Gantaallo ku weeraray xarun tareenada laga raaco

0
Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in gantaal uu Ruushku ku weeraray xarun tareenada laga raaco oo ay ku taalla magaalada Kramatorsk, halkaasi oo ay ku...

Washington oo gargaar milatari ugu deeqday Kiev

0
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa ku dhawaaqay in Washington ay siin doonto Kiev 100 milyan oo doolar oo gargaar difaac ah, si...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa JFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Abuukaate Mohamed Hussein Haamud oo safar shaqo ku jooga Mareykanka ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee Washington...

Dowladda Jarmalka oo Ruushka ku eedaysay inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine

0
Dowladda Jarmalka ayaa ku eedaysay Ruushka inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine,Chancellor Scholz ayaa sheegay in dalalka reer galbeedka ay ka wadahadli doonaan...

R/Wasaaraha Pakistan oo ku baaqay in la qabto doorasho degdeg ah

0
Ra’iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ku baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay kadib markii codka kalsooni kala noqoshada ee looga horjeeday r/wasaaraha uu...

Raisal wasaaraha Pakistan oo ka bad-baaday mooshin xil kaqaadis ah.

0
Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Pakitan ayaa hor istaagay mooshinka kalsooni kala noqosho asagoona ku tilmaamay mid aan dastuuri ahayn. Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Imran Khan,...

Xubin kamid ah Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey Mowliid Maxamed Sheekh Manuur oo ka mid ahaa mufdo 5-Sano ah...

WHO:Burburka goobaha caafimaad ee Ukraine oo kordhaya

0
ayaa sheegay in ay kordhayaan weerarada ciidamada Raashiya ay u geysanayaan goobaha laga fuliyo adeegyada caafimaad ee gudaha Ukraine. Ururka WHO ayaa intaa ku daray...

Ruushka oo weeraro hor leh ugu hanjabay Ukraine

0
Ciidamada Ruushka ayaa ku hanjabay inay duulaan adag ku qaadi doonaan  shan magaalo oo ay ku jirto caasimadda Ukraine, kuwaa oo horay ay u...