Wararka Dibadda

UK oo qalab militari dheeraad ah u direyso Ukraine

0
Ra’iisal wasaaraha dalka UK, ayaa xaqiijiyay in dowladiisa ay qalab military oo dheereed ah u direyso Ukraine oo ay ka socdaan dagaal uu ku...

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah uga qeyb galay Mareykanka

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washinton DC, kaga qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada Geeska Afrika. Shirkan ayaa diirada lagu...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo geeriyooday

0
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Emilio Mwai Kibaki ayaa maanta ku geeriyooday dalkaasi,isagoo gaaray da’da 90-ka,sida uu xaqiijiyay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Mwai Kibaki ayaa ahaa...

Israa’iil oo maalintii Afaraad wado xanibaadda Masjidka Al-Aqsa

0
Maamulka Israa’iiliyiinta ayaa maalintii Afaraad sii wado xanibaadda ay ku hayaan dadka ku cibadeeysanayo Masjidka Al-Aqsa. xaaladda Daanta Galbeed iyo Marinka Qasa ayaa qarka...

Madaxweynaha Iraan oo u hanjabay Israel

0
Madaxweynaha dalka iraan ayaa ku hanjabay inuu talaabo qaadi doono hadii Israel isku daydo ficilo ka dhan ah tehraan Isagoo ka hadlayay dhoolatus milateri...

Ruushka oo Mareynkanka iyo xulafadiisa uga digay hubka ay ku taageerayaan Ukraine

0
Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo jabka gaaray ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka. Jeneraal...

ruushka oo uga digay Mareynkanka iyo xulafadiisa hubka ay ku taageerayaan Ukraine

0
Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo jabka gaaray ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka. Jeneraal...

Dad badan oo ku dhintay dagaaladii ugu dambeeyay dalka Ukraine

0
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan booliiska ka hawl...

Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya

0
Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya. Golaha qaran ee ka hortagga khataraha iyo ciribtirka masiibooyinka dabiiciga ah ee...

Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Africa oo is-casilaya

0
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika David Satterfield ayaa xilka ka tagaya kahor bisha June, sida ay sheegeen ilo-wareedyo arrintan la...