Ciidamada Israa’iil oo toogtay Wariye ka tirsaneyd TV-ga Al-jazeera
Wariye ka tirsan muuqaal baahiyaha Aljazeera ayaa lagu dilay Rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta...
Beesha caalamka oo soo dhoweeysay habsami u socodka doorashada Soomaaliya
Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah in doorashada Madaxweynaha ay dhici doonto maalinta Axadda ee...
Madaxweynaha cusub ee Kuuriyada Koonfureed oo xilka madaxtinimada loo dhaariyay
Madaxweynaha cusub ee Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk-yeol ayaa maanta lagu dhaariyay xaflad dad badan ay isugu soo baxeen oo ka dhacday xarunta golaha qaranka...
Falastiin oo ugu digtay Israa’iil in ay waxyelleeyso Al-Aqsa
Digniin ay si wada jir ah u soo sareen Shacabka, Saraakiisha iyo ciidamada Kooxaxa hubaysan ee reer Falastiiniyiinta, ayay ugu digeen Ciidamada Yahuudda in...
Joe Biden oo sheegay in Taageeradii ay siiyeen Ukraine ay sameeysay isbedel dhanka dagaalka...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Gantaallada Javelin-ka ee Mareykanka uu siiyay Ukraine ay sameeyeen isbedel dagaal oo dhab ah, isagoo sidokale qiray...
Turkiga oo diyaarinaya mashruuc cusub oo qaxooti Suuriyaan ah ay si iskood ah ugu...
Dowladda Turkiga ayaa diyaarinaysa mashruuc cusub oo 1 milyan oo qaxooti Suuriyaan ah ay si iskood ah ugu laabanayaan dalkooda.
“Waxaan fulin doonaa mashruucan dhawaan...
Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray...
Ruushka oo sheegay in Ciidamasiisa ay bar-tilmaameedsan doonaan Hubkasta oo gudaha Ukraine la geliyo
Xilli Dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine uu galay maalintii 66-aad, sidokalana ay socoto daadgureeynta Hubka Kiev kaga imaanayo xulufada reer galbeedka, ayuu wasiirka...
Ra’iisal wasaare Rooble oo shir looga hadlayo arrimaha abaaraha geeska Afrika uga qeyb galaya...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaas...
UK oo qalab militari oo dheeraad ah u direysa Ukraine
Ra’iisal wasaaraha dalka UK Boris Johnson , ayaa xaqiijiyay in dowladiisa ay qalab military oo dheereed ah u direyso Ukraine oo ay ka socdaan...










