MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHADKA TALEEFOONKA KULA HADLAY MADAXWEYNAHA GOLAHA MADAXTOOYADA LIIBIYA
Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga mahadceliyey doorkii uu ka...
WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 toddobaadkii hore
Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la...
Dowladda Turkiga oo Cambaareeysay qaraxii argagixisnimo ee ka dhacay Muqdisho.
Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii argagixisanimo ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho kaa oo ay ku dhinteen dad aan waxba galabsan.
War...
NATO iyo Ruushka oo kulan ka yeelanaya Colaadda Ukraine
Waxaa maanta oo Arbaco ah ka furmaya Caasimadda dalka Belgium ee Brussels, kulamo u dhexeeya Ruushka iyo NATO, kaas oo ay kaga wada hadlayaan...
Mareykanka: 19 ruux oo ku dhintay dab ka kacay New York
Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Norway u qaabbilsan Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Gaarka ee Dowladda Norway u qaabbilsan...
Madaxweynaha JFS oo Wareegto kasoo saaray lacagti laga qabtay Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cade.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda inaan Laga saari karin ...
Ra’iisul Wasaaraha Jfs Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomay deeq gargaar ah.
Ra’iisul Wasaaraha Jfs Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Ka guddoomay deeq gargaar ah dowladda Imaaraadka Carabtu ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay,...
Suuriya goob u dhow xarun ay ku sugan yihiin Ciidamada maraykanka oo lala beegsaday...
Tiro gantaalo ayaa lala beegsaday goobta saliidda ee Al-Cumar ee gobolka Deir ez-Zor ee bariga Suuriya, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidammada Mareykanka.
Gantaalladan...
QM iyo Mareykanka oo baaq ka soo saaray xaalladda dalka Kazakhstan
Qaramada midoobay iyo aqalka cad ee looga arimiyo dalka maraykanka ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dalka Kazakhstan inay xakameeyaan wax ka qabashada mudaharaadyada rabshadaha wata...